qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Badhasaabka Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolka Saraar Oo Maanta Si Wada Jir Ah Xadhigga Uga Jaray Xarunta Cusub Ee Ciidanka Birmadka Ee Somaliland Ee Gobollada Bari.
July 9, 2018 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Iyo Taliyaha Qaybta Booliska Ee Gobolka Saraar Md. Axmed Maxamed Xaashi Iyo G/Dhexe Xasan Ismaaciil Yuusuf (Gamco-Yare) Ayaa Maanta Si Wada Jir Ah Xadhigga Uga Jaray Xarunta Cusub Ee Ciidanka Birmadka Somaliland Ee Gobollada Bariga, Xaruntaas Oo Ay Hirgelisey Xukuumadda Somaliland, Isla Markaana Ay Dhistay Shirkadda Dhismaha Ee Caarshe Company Construction.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News