qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax Iyo Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Oo Maanta Booqasho Ku Tegey Wershedda Saabuunta Ileys Ee Magaalada Burco.
July 9, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax Iyo Pro. Axmed Ismaaciil Samatar Ayaa Maanta Booqasho Ku Tegey Wershedda Saabuunta Ileys Ee Magaalada Burco, Wersheddaas Oo Soo Saarta Noocyada Kala Duwan Ee Saabuunta.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News