qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wufuud Kala Duwan Oo Soo Gaadhey Degmada Ceel-Afweyn, Kuwaas Oo Isugu Jira Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland, Culimada Waaweyn Ee Geyiga Somaliland, Salaadiin, Garaado Iyo Cuqaal Ka Tirsan Labadii Beelood Ee Ay Colaaddu Dhex-Taaley.
July 9, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Wufuud Kala Duwan Ayaa Soo Gaadhey Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolka Sanaag, Kuwaas Oo Isugu Jira Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland, Culimada Waaweyn Ee Geyiga Somaliland, Salaadiin, Garaado Iyo Cuqaal Ka Tirsan Labadii Beelood Ee Ay Colaaddu Dhex-Taaley.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News