qorilugudnews24.com
Maxaad Kala Socotaa Halka Laga Keenay Astaanta Iyo Midabka Guduudka Ah Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani???.
July 9, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Kadib Markii Aanu In Muddo Ahba Ku Daba-Jirey Halka Laga Keenay Astaanta Iyo Midabka Guduudka Ama Casaanka Ahba Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Ayaa Waxa Aanu Soo Ogaaney In Laga Soo Koobiyeeyey Astaan Xisbi Kale Oo Ka Jira Waddanka Aynu Jaarka Nahay Ee Jabuuti, Xisbigaas Oo Lagu Magacaabo ”POUR UNE ASSEMBELEE VRAIMENT NATIONALE” (U.S.N).
Haddaba Halkan Hoose Kaga Bogo Sawiro Muujinaya Xaqiiqada Dhabta Ah Ee Xisbiga Reer Jabuuti Ee Isagu Iska Leh Astaanta Midabka Guduudan Ee Uu Sito Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Arrintaas Oo Dad Badan La Yaab Ku Noqotay.

Xisbiga Waddani Iyo Astaanta Guduudan.

Kuvahaun tulos haulle waddani party photosAiheeseen liittyvä kuvaKuvahaun tulos haulle waddani party photos
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News