qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Dhismaha Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Ceerigaabo Iyo Burco, Suugyada Iyo Ceelka Caanka Ah Ee Magaalada Ceel-Afweyn.
July 10, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Iyo Weftigii Uu Hoggaaminaayey Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Dhismaha Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Ceerigaabo Iyo Burco, Suugyada Iyo Ceelka Caanka Ah Ee Magaalada Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News