qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xildhibaan Maxamed Cali Maxamed Bogi Oo Maanta Qalab Caafimaad Oo Kala Duwan Gaadhsiiyey Deegaanka Kal-Shiikh Ee Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolka Sanaag.
July 10, 2018 - Written by qoriadmin

Kal-Shiikh-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Maxamed Cali Maxamed Bogi Ayaa Maanta Qalab Caafimaad Oo Kala Duwan Gaadhsiiyey Deegaanka Kal-Shiikh Ee Degmada Ceel-Afweyn Ee Galbeedka Gobolka Sanaag, Qalabkaas Oo Loogu Tallo-Galay Xarunta Dhallaanka Iyo Hooyada Ee Deegaankaasi (MCH).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News