qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Warbaahinta Madaxa-Bannaan Uga Digtey Faafinta Wararka Been Abuurka Ah Iyo Dacaayadaha Raqiiska Ah Ee Ku Aaddan Colaadda Ceel-Afweyn Iyo Arrimaha Militariga Somaliland.
July 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Warbaahinta Madaxa-Bannaan Uga Digtey Faafinta Wararka Been Abuurka Ah Iyo Dacaayadaha Raqiiska Ah Ee Ku Aaddan Colaadda Ceel-Afweyn Iyo Arrimaha Militariga Somaliland, Arrintan Oo Ku Soo Beegmaysa Xilli Ay Qaar Badan Oo Ka Mid Ah Warbaahinta Somaliland Ay U Xuubsiibteen In Ay Baahiyaan Ama Ay Ka Soo Xigtaan Wararka Been Abuurka Ah Iyo Dacaayadaha Ay Raqiiska Ah Ee Ay Faafiyaan Warbaahinta Cadowga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News