qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Xukuumadda Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Hilib Looga Shakiyey In Uu Yahay Hilib Dad, Kaas Oo Laga Keenay Dalka Ethiopia.
July 10, 2018 - Written by qoriadmin

Wajaale-(QorilugudNews24)-Maamulka Iyo Ciidamada Degmo-Xuduudeedka Tog-Wajaale Ee Somaliland Ayaa Maanta Gacanta Ku Dhigay Hilib Kootarabaan Ah Oo Looga Shakiyey In Uu Yahay Hilib Dad, Hilibkaas Oo Sida La Xaqiijiyey Laga Keenay Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News