qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddida Nabaddaynta Ee Degmada Ceel-Afweyn Oo Maanta Amaro Cusub Soo Saaray, Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray, Iyo Xisbiga Waddani Oo Xaska Dabada-Geliyey.
July 11, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Guddidii Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Ee Nabaddaynta Degmada Ceel-Afweyn Ayaa Maanta Soo Saaray Amaro Cusub, Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray, Iyo Xisbiga Waddani Oo Xaska Dabada-Geliyey, Arrintaas Oo U Muuqata In Aanu Xisbiga Waddani Iyo Taageerayaashiisu Daacad Ka Ahayn Xal U Helista Colaadda Ceel-Afweyn, Iyada Oo Markii Horeba Xisbigaas Lagu Eedaynayey In Uu Isagu Dabada-Ka Riixayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News