qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Maamulka Gobolka Saraar Oo Maanta Dhagax Dhigay Fasallo Cusub Oo Lagu Kordhinaayo Dugsiga H/Dhexe Ayaanle Ee Degmada Caynaba, Kuwaas Oo Ay Maal-Gelinayaan Qaar Ka Mid Ah Qurba-Joogta Deegaankaasi.
July 11, 2018 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Maamulka Gobolka Saraar Ayaa Maanta Dhagax Dhigay Fasallo Cusub Oo Lagu Kordhinaayo Dugsiga H/Dhexe Ayaanle Ee Degmada Caynaba, Kuwaas Oo Ay Maal-Gelinayaan Qaar Ka Mid Ah Qurba-Joogta Deegaankaasi Gobolka Saraar.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News