qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Oo Maanta Booqasho Ku Tegey Ceelka Caanka Ah Ee Loogu Magac-Daray Degmada Ceel-Afweyn.
July 11, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Iyo Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Ayaa Maanta Booqasho Ku Tegey Ceelka Caanka Ah Ee Loogu Magac-Daray Degmada Ceel-Afweyn, Ceelkaas Oo Uu Ka Muuqdey Dayac Iyo Burbur Badan, Kaas Oo Aan Wax Dayactir Ah Ee Helin, Gumeysigii Ingiriiska Kadib, Waxa Kale Oo Dad Badan Ka Yaabisay Sababta Magaalada Intaas Lagu Noolaa Loo Dhireyn Waayey Ee Geed Qudha Looga Beeri Waayey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News