qorilugudnews24.com
Hay’addaha Qaramada Midoobey Iyo Dalalka Yurub Oo Gebi Ahaanba Joojiyey Isticmaalka Hawada Somalia, Kadib Marankii Dhinaca Hawada Ee U Dhexeeyey Somaliland Iyo Somalia, Arrintaas Oo Ay Walaac Xooggan Ka Muujiyeen.
July 11, 2018 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Hay’addaha Qaramada Midoobey Iyo Dalalka Yurub Ayaa Gebi Ahaanba Joojiyey Isticmaalka Hawada Somalia, Kadib Murankii Dhinaca Hawada Ee U Dhexeeyey Dalalka Somaliland Iyo Somalia, Arrintaas Oo Ay Walaac Xooggan Ka Muujiyeen, Sidaana Waxa Lagu Sheegay Warka Soo Baxay Xafiiska Magaalada Nairobi Ee Dalalka Yurub U Qaabilsan Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News