Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Aqalka Madaxtooyada Ee Somaliland Kulan Gaar Ah Kula Yeeshay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Mid Ah Kaadiriinta Sar-Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Kulankaas Oo Ay Saxaafaddu Dibed Joog Ka Ahayd.
July 11, 2018 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa Maanta Aqalka Madaxtooyada Ee Somaliland Kulan Gaar Ah Kula Yeeshay Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Mid Ah Kaadiriinta Sar-Sare Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Kulankaas Oo Ay Saxaafaddu Dibed Joog Ka Ahayd Ayaa Lagu Sheegay In Uu Ku Soo Dhammaaday Isfahan Iyo Is Afgarad Buuxa, Waxaana Ay Madaxweynaha Iyo Siyaasigu Isla Qaateen In Ay Si Wada Jir Ah Uga Wada Shaqeeyaan Danta Guud Iyo Horumarka Qaranka Somaliland La Iskana Ilaawo Kala Duwanaanshihii Iyo Muranadii Madhaleyska Ahaa Ee Jirey.