qorilugudnews24.com
Fadeexad: Wasaaraddii Ciyaaraha Iyo Dhallinyarada Ee Somaliland Oo Jawaab U Weydey Eedaymo Culus Oo Uga Yimi Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Iyo Shirkadda Telesom Oo Lagu Eedeeyey In Ay U Kala Eexatay Dhallinyaradii Dalka Somaliland.
July 12, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasaaraddii Ciyaaraha Iyo Dhallinyarada Ee Somaliland Oo Jawaab U Weydey Eedaymo Culus Oo Uga Yimi Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Eedaymahaas Oo La Xidhiidhey Sida Ay Masuuliiyinta Wasaaraddaasi Ugu Fashilmeen Hawshii Ay Qaranka U Hayeen Iyo Caddaalad Darro Ay Kula Kaceen Dhallinyaradii Gobollada Somaliland, Halka Shirkadda Telesom Iyana Lagu Eedeeyey In Ay U Kala Eexatay Dhallinyaradii Dalka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News