qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Khamiista Oo Lagaga Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah, Shirkaas Oo Diiradda Lagu Saaray Tayeynta Iyo Kor U Qaadista Waxbarashda Somaliland
July 13, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Ee Khamiista Oo Lagaga Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasi Ah, Shirkaas Oo Uu Shir-Gudddoominaayey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Diiradda Lagu Saaray Tayeynta Iyo Kor U Qaadista Waxbarashda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News