qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Galabta Soo Gaadhey Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag.
July 13, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Galabta Soo Gaadhey Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag, Suldaanka Iyo Weftigiisa Ayaa Sida La Sheegay Xidhe U Noqon Doona Mid Ka Mid Ah Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News