qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Hargeysa Oo Laga Furay Xarun Cusub Oo Lagu Magacaabo (Hargeisa Theatre Mall), Xaruntaas Oo Aad Ka Heli Kartid Shay Kasta Oo Aad U Baahan Tahay Ee Ha Moogaan.
July 15, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeisa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Xarun Cusub Oo Lagaaga Furay Magaalada Hargeysa, Xaruntaas Oo Lagu Magacaabo (Hargeisa Theatre Mall), Taas Oo Aad Ka Heli Kartid Shay Kasta Oo Aad U Baahan Tahay Ee Ha Moogaan Macmiil.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News