qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Baanka Dhexe Ee Somaliland (Central Bank O Somaliland) Oo Maanta Xafiis Cusub Ka Furtay Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa.
July 22, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Baanka Dhexe Ee Somaliland (Central Bank Of Somaliland) Ayaa Maanta Xafiis Cusub Ka Furtay Madaarka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargaysa, Arrintaas Oo Uu Si Weyn U Soo Dhaweeyey Maamulaha Guud Ee Madaarka Hargeysa Md. Maxamed Yuusuf.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News