qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Kulankii Dhex-Maray Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Mr. Farmaajo, Kana Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyey.
July 22, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Musaaliyiinta Xisbiga Mucaaaridka Ah Ee Ucid Oo Maanta Shir-Jiraa’id Ku Qabtay Xaruntooda Magaalada Hargeysa Ayaa Ka Hadlay Kulankii Dhex-Maray Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Mr. Farmaajo Ee Magaalada Brussels Ee Dalka Belgium, Sidoo Kalena Ka Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyey Guddoomiye Faysal, Eeedahaas Oo Ka Yimi Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News