qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Isbedelka Siyaasaddeed Ee Ka Dhacay Dalka Ethiopia, Shirka Nabadaynta Ceel-Afweyn Iyo Shirkii Maamul-Goboleedyada Somalia Loogu Qabtay Magaalada Brussels Ee Dalka Belgium.
July 22, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Ka Hadlay Isbedelka Siyaasaddeed Ee Ka Dhacay Dalka Ethiopia, Shirka Nabadaynta Ceel-Afweyn Iyo Sidoo Kale Shirkii Maamul-Goboleedyada Somalia Ee Loogu Qabtay Magaalada Brussels Ee Dalka Belgium, Shirkaas Oo Ahaa Mid Aan Somaliland Khusaynin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News