qorilugudnews24.com
Tahriibayaal Ethiopian Ah Oo Laga Soo Bad-Baadiyey Xeebaha Badda Cas Ee Dalka Yemen, Kuwaas Oo Hadda La Soo Gaadhsiiyey Dekedda Magaalada Berbera Ee Somaliland.
July 22, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Tahriibayaal U Dhashay Dalkaasi Ethiopia Ayaa Laga Soo Bad-Baadiyey Xeebaha Badda Cas Ee Dalka Yemen, Kuwaas Oo Hadda La Soo Gaadhsiiyey Lagana Soo Dejiyey Dekedda Magaalada Berbera Ee Somaliland, Dadkaas Oo Markoodii Hore Ka Tahriibey Deegaanka Caasha Ee Xeebaha Galbeed Ee Dalkaasi Jabouti.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News