qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidamadii Ugu Tirada Badnaa Oo Maanta Ka Soo Goostay Maleeshiyada Maamulka Taagta Darran Ee Pintland, Kuwaas Oo Ay Soo Dhaweeyeen Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Jiidaha Hore.
July 23, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Ciidamadii Ugu Tirada Badnaa Ayaa Maanta Ka Soo Goostay Maleeshiyada Maamulka Taagta Darran Ee-Pintland, Kuwaas Oo Ay Soo Dhaweeyeen Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Jiidaha Hore Ee Bariga Gobolka Sool.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News