qorilugudnews24.com
Tacsi: Waxa Aanu Halkan Dhambaal Tacsi Ah Uga Soo Gudbinaynaa Dhammaan, Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Xasan Axmed Geedi (Xasan Humbus) Oo Shalay Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa Ee Xarunta Somaliland.
July 24, 2018 - Written by qoriadmin

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajiciin……

Helsinki-(QorilugudNews24)-Haddii Aanu Nahay Dhammaan Dadka Hoos Ku Qoran Waxa Aanu Halkan Dhambaal Tacsi Ah Uga Soo Gudbinaynaa Dhammaan, Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Xasan Axmed Geedi (Xasan Humbus) Oo Shalay Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland, Waxaanuna Marxuumka Alle Uga Baryeynaa Dembi Dhaaf Iyo In Uu Jannadiisa Fardowsa Ka Waraabiyo, Qabrigana U Waasiciyo…Aamiin…Aamiin..Aamiin.
Magacyada Dadka Tacsida Diraya.

1. Jaamac Maxamed Maxamuud/Aarjeberti.
2. Saleebaan Maxamed Faarax (Saleebaan Goox).
3. Xaliimo Jeberti
4. Aamina Jeberti
5. Iimaan Sahal Cawed
6. Yaasmiin Sahal Cawed
7. Cabdikariin Xasan Jaraale
8. Khadra Xasan Jaraale
9. Cabdillaahi Shagaxle
10. Axmed Maxamed Elmi
11. Siciid Xaaji Cali Maxamuud
12. Canab Ismaaciil
13. Cabdillaahi Rooble
14. Maxamed Cabdillaahi Ilkacase
15. Cabdi Gurey Cabdi Cali I
16. Xasan Gurey
17. Casha Jeberti
18. Hodan Jeberti
19. Faysal Saleebaan Xaaji Abokor
20. Cumar Saleebaan Xaaji Abokor.
21. Cilmi Abokor Qareen
Iyo Asxaab Kale Oo Aanan Halkan Magacyadooda Ku Soo Koobi Karin.
Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun/ Geeridu Xaq Weeye.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News