qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Safaaradda Dalka Maraykanka Ee Magaalada Nairobi.
August 5, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Safaaradda Dalka Maraykanka Ee Magaalada Nairob, Kulankaas Oo Lagaga Wada Hadlay Xaaladda Guud Ee Mandaqadda Geeska Africa Iyo Sidoo Kale Deegaanka Tuka-Raq.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News