qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Ka Hadlay Xaaladda Ka Soo Cusboonaatay Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee Ethiopia.
August 5, 2018 - Written by qoriadmin

Boorama-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Magaalada Boorame Kaga Qayb-Galay Munaasibad Loo Qabtay Arday Ka Qalin-Jebisey Jaamacadda Amoud University Ayaa Ka Hadlay Xaaladda Ka Soo Cusboonaatay Dalka Aynu Jaarka Nahay Ee Ethiopia, Isaga Oo Shacabka Somaliland Ugu Baaqay In La Ilaaliyo Nabad-Gelyada Dadka Ethiopian-Ka Ah Ee Ka Soo Barakacay Colaaddaha Halkaasi Ka Socda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News