qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaxootigii Ugu Horeeyey Ee Ka Soo Barakacay Qalalaasaha Iyo Dagaalada Ka Socda Magaalada JigJiga Oo Maanta Soo Gaadhey Magaalo Xuduudeedka Tog-Wajaale,Gaar Ahaan Dhinaca Somaliland.
August 5, 2018 - Written by qoriadmin

Tog-Wajaale-(QorilugudNews24)-Qaxootigii Ugu Horeeyey Ee Ka Soo Barakacay Qalalaasaha Iyo Dagaalada Ka Socda Magaalada JigJiga Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Ayaa Maanta Soo Gaadhey Magaalo Xuduudeedka Tog-Wajaale, Gaar Ahaan Dhinaca Somaliland, Dadkaas Oo Isugu Jira Waayeel, Carruur Iyo Dad Dhallinyaro Ah Oo Fara Badan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News