qorilugudnews24.com
Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Oo Gacanta Ku Dhigay Gaadhi Bas Ah Oo Laga Leeyahay Dalkaasi Ethiopia, Gaadhigaas Oo Ka Soo Gudbey Xuduuda U Dhexeysa Somaliland Iyo Ethiopia.
August 6, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Gacanta Ku Dhigay Gaadhi Bas Ah Oo Laga Leeyahay Dalkaasi Ethiopia, Gaadhigaas Oo Ka Soo Gudbey Xuduuda U Dhexeysa Dalalka Somaliland Iyo Ethiopia, Iyada Hadda Gaadhigaas Lagu Hayo Xarurnta Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Ee Magaalada Burco, Isla Markaana Baadhitaan Lagu Hayo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News