qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Togdheer Oo Xildhibaan Naasir Cali Shire Ku Eedeeyey In Uu Duulaan Ku Yahay Horumarka Gobolka Togdheer, Cid Gaar Ahna Gooni Ula Baxay.
August 6, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Mr. Togdheer Mr. Doob Ayaa Xildhibaan Naasir Cali Shire Ku Eedeeyey In Uu Duulaan Ku Yahay Horumarka Gobolka Togdheer, Waxa Kale Oo Mr. Doob Sheegay In Xildhibaan Naasir Cali Shire Uu Ka Baydhay Oo Dhaaha Saaray, Masuuliyiintii Reerkooda Ee Hantidii Qaranka Loo Tirinaayey, Kuwaas Oo Ay Ka Mid Yihiin, Zamzam Cabdi Aadan, Cabdicasiis Samaale, Eng. Cali Xoor-Xoor Iyo Dr. Sacad Cali Shire Oo Isagu Sida La Xaqiijiyey Dhiil U Toshay Xoolihii Ummadda.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News