qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warka Kulanka Labadii Beelood Ee Ay Dhawaan Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn Iyo Shir-Guddoonka Ergadii Nabaddaynta Ee Deegaanadaasi, Kulankaas Oo Ka Dhacay Degmada Ceel-Afweyn.
August 6, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Kulanka Labadii Beelood Ee Ay Dhawaan Dirirtu Ku Dhexmartay Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn Iyo Shir-Guddoonka Ergadii Nabaddaynta Ee Deegaanadaasi, Kulankaas Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Ceel-Afweyn, Isla Markaana Laga Soo Jeediyey Hadallo La Xidhiidha Nabadda Iyo Awaamiir Culus Oo La Dul Dhigay Labadaasi Beelood.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News