qorilugudnews24.com
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigiisii Uu Hoggaaminaayey Oo Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Degmada Gebiley.
August 6, 2018 - Written by qoriadmin

Gebiley-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigiisii Uu Hoggaaminaayey Ayaa Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Deegaanada Degmada Gebiley, Halkaas Oo Sida La Sheegay Uu Ku Sugnaan Doono Ilaa Berito.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News