qorilugudnews24.com
Faah-Faahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaysa Sidii Maanta Loo Qabtay Madaxweynihii Hore Ee Gobolka Soomaalida Ethiopia Mr. Cabdi Maxamuud Cumar (Ina Iley), Iyada Oo La Sheegayo In Jidh Dil Loo Geystey.
August 7, 2018 - Written by qoriadmin

JigJiga-(QorilugudNews24)-Faah-Faahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaysa Sidii Maanta Loo Qabtay Madaxweynihii Hore Ee Gobolka Soomaalida Ethiopia Mr. Cabdi Maxamuud Cumar (Ina Iley), Iyada Oo Ay Ilo Xogogaal Ahi Sheegayaan In Jidh Dil Loo Geystey, Isla Markaana Loo Dhaadhiciyey Magaalada Addis-Ababa Ee Caasimadda Dalka Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News