qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hoggaan Ku-Xigeenka Qorshaynta Ee Ciidanka Booliska Somaliland G/Sare Jaamac Ibrahim Aadan (Guud-Cadde) Oo Maanta Bulshada Deegaanka Sin-Carro Kala Hadlay Meel Fagaare Ah Iyo Awaamiin Culus Oo Uu Faray.
August 7, 2018 - Written by qoriadmin

Sin-Carro-(QorilugudNews24)-Hoggaan Ku-Xigeenka Qorshaynta Ee Ciidanka Booliska Somaliland G/Sare Jaamac Ibrahim Aadan (Guud-Cadde) Ayaa Maanta Bulshada Deegaanka Sin-Carro Ee Gobolka Sanaag Kala Hadlay Meel Fagaare Ah, Isla Markaana Faray Awaamiin Culus Oo Khuseeya Ammaanka Iyo Nabad Ku Wada Noolaanshaha Labadii Beelood Ee Dhawaan Ku Dagaalamay Deegaamo Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn Ee Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News