qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo JigJiga Oo Maanta Yeelatay Madaxweyne Cusub Iyo Cabdi Maxamed Cumar Iley Oo Xukunkii Laga Tuuray.
August 7, 2018 - Written by qoriadmin

JigJiga-(QorilugudNews24)-JigJiga Ayaa Maanta Yeelatay Madaxweyne Cusub, Iyada Oo Xilkaas Si Ku Meel Gaadh Ah Loogu Cimaamaday Md. Axmed Cabdi Sheekh Maxamed (Ilka-Case), Halka Xukunkii Laga Tuuray Madaxweyne Cabdi Maxamed Cumar (Ina Iley) Oo Isug Muddo Dheer Deegaankaasi Ka Tallinaayey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News