qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Oo Maanta Xilkii La Wareegey Iyo Warbaahintii Qaranka Somaliland Oo Ku Hafatay Darajadii Ciidamada, Halka Ay Kala Saari Kari Weydey Darajada Sareeye Guuto Iyo Sareeye Gaas, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qaslo.
August 7, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland S/Guuto Maxamed Faarax Xiirane Ayaa Maanta Xilkii La Wareegey Iyo Warbaahintii Qaranka Somaliland Oo Ku Hafatay Darajadii Ciidamada, Halka Ay Kala Saari Kari Weydey Darajada Sareeye Guuto Iyo Sareeye Gaas, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qaslo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News