qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Kulan Kula Yeeshay Masuuliyiin Ka Socotey Waddamada Somaliland Ka Taageera Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF).
August 7, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Md. Cawaale Ibraahin Shirwac Ayaa Maanta Xafiiskiisa Kulan Kula Yeeshay Masuuliyiin Ka Socotey Waddamada Somaliland Ka Taageera Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee Marka Magaciisa La Soo Gaabiyo Loogu Yeedho (SDF).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News