qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Oromo Iyo Ethiopian Amaan Kala Dul-Dhacay Xukuumadda Iyo Shacabka Reer Somaliland Iyo Sababta.
August 8, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Oromo Iyo Ethiopian Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa Ayaa Amaan Mug Iyo Miisaan Leh Kala Dul-Dhacay Xukuumadda Iyo Shacabka Reer Somaliland, Kuwaas Oo Sheegay In Ay Ammaan Iyo Badhaadhe Ku Heleen Deegaanada Somaliland, Halka Dhibaato Loogu Geysto Deegaanada Maamulka Pintland Iyo Jabuuti, Waa Sida Ay Hadalka U Dhigeene.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News