qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Xilkii Iska Casiley Iyo Sababta Oo Uu Sheegay.
August 8, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Sarkaal Ka Tirsanaa Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliland Ayaa Maanta Sheegay In Uu Iska Casiley Xilkii Uu Hayey, Isaga Oo Eedo Culus Dusha U Saaray Dad Uu Sheegay In Ay U Abaabulan Yihiin Qaab Beelaysan Oo Madaxtooyadii Dalka Ka Dhigtay Meel Ay Iyagu Iska Leeyihiin, Isla Markaana Dadkii Kale Geeska Geliyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News