qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Beenisey Warar Been Abuur Ahaa Oo Sheegayey In Ganacsade Cumaani Buur La Siiyey, Arrintaas Oo Ay Dabada Ka Riixayaan, Maayir Abu-Jahal, Siyaasiyiin Iyo Odayaal Ka Soo Jeeda Galbeedka Degmada Berbera.
August 8, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Gebi Ahaanba Beenisey Warar Been Abuur Ahaa Oo Sheegayey In Ganacsade Cumaani Buur La Siiyey, Arrintaas Oo Sida La Sheegay Ay Soo Abaabuleen Ama Dabada Ka Riixayaan, Maayirka Magaalada Berbera Mr. Abu-Jahal, Siyaasiyiin Iyo Odayaal Ka Soo Jeeda Galbeedka Degmada Berbera, Kuwaas Oo Xaasaasiyad Iyo Cuqdad Daxaleysatey Ka Qaba Qof Kasta Oo Ay U Arkaan In Uu Ka Soo Jeedo Beelaha Bariga Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24

COMMENTS
Latest News