qorilugudnews24.com
Ciidankii Liyuu Budhka Ee Ismaamulka Soomaalida Dalka Ethiopia (Hawaariinta) Oo Maanta Iskaga Qaxay Gebi Ahaanba Deegaanada Ku Teedsan Xuduuda Ay Wadagaan Somaliland Iyo Ethiopia, Kuwaas Oo Sida La Sheegay U Jiheystey Deegaanka Shilaabo, Isla Markaana Sii Dhacay Gaadiid Laga Leeyahay Gudaha Somaliland.
August 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidankii Liyuu Budhka Ee Ismaamulka Soomaalida Dalka Ethiopia (Hawaariinta) Ayaa Sida Naloo Xaqiijiyey Maanta Iskaga Qaxay Gebi Ahaanba Deegaanada Ku Teedsan Xuduuda Ay Wadagaan Dalalka Somaliland Iyo Ethiopia, Kuwaas Oo Jidka Ka Sii Kaxaystay Gaadiid Badan Oo Laga Leeyahay Gudaha Somaliland, Waxa Kale Oo Ay Wararku Sheegayaan In Ay Ciidamadani U Jiheysteen Deegaanka Shilaabo, Halkaas Oo Ay Saldhigyo Cusub Ka Samaysteen.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News