qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Oo Maanta Safar Wacyi-Gelin Ah Ku Tegey Deegaanada Fadhi-Gaab, Siigo-Dheer Iyo Sin-Carro.
August 10, 2018 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Safar Wacyi-Gelin Dhinaca Nabadda Ah Ku Tegey Deegaanada Fadhi-Gaab, Siigo-Dheer Iyo Sin-Carro, Kuwaas Oo Dhammaatood Hoos Yimaada Degmada Ceel-Afweyn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News