qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Shirkadda Diyaaradaha Ee Daallo Airlines Oo Duulimaadyo Habeen Iyo Maalin Ah Ka Bilowday Madaarka Diyaaradaha Ee Aden Adde International Airport Ee Magaalada Muqdisho, Xilli Lagu Guda Jiro Mooshinkii Xajka.
August 12, 2018 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Shirkadda Diyaaradaha Ee Daallo Airlines Ayaa Duulimaadyo Habeen Iyo Maalin Ah Ka Bilowday Madaarka Diyaaradaha Ee Aden Adde International Airport Ee Magaalada Muqdisho, Xilli Lagu Guda Jiro Mooshinkii Xajka Ee Sannadkan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News