qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Warbixin Daaha Ka Feydey Biriijka Weyn Ee Dooxa Kala Jab Ay Mar Walba Godad Ka Dhex Dilaacan Iyo Qaar Ka Mid Ah Dadka Deegaankaasi Oo Lagu Eedeeyey In Ay Ku Lugleeyihiin.
August 12, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Warbixin Daaha Ka Feydey Biriijka Weyn Ee Dooxa Kala Jab Oo Noqday Buundo Ay Mar Walba Godad Ka Dhex Dilaacan Iyo Qaar Ka Mid Ah Dadka Deegaankaasi Oo Lagu Eedeeyey In Ay Ku Lugleeyihiin, Si Ay Ugu Qaataan Mashruuc Maaliyaddeed, Biriijkaas Oo Marar Badan Oo Hore La Sameeyey Lacag Badanina Ku Baxday, Muddo Kadibna La Jejebiyo, Iyada Oo Loo Adeegsanayo Shiinays Iyo Drills.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News