qorilugudnews24.com
Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse Oo Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceeri-Gaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag.
August 12, 2018 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Suldaanka Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Ceeri-Gaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag, Halkaas Oo Ay Ku Soo Dhaweeyeen, Salaadiin, Boqoro Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News