qorilugudnews24.com
Xukuumadda Dalka Ethiopia Oo Maanta Masuul Cusub U Soo Magacowday Guddoomiyaha Xisbiga Ee Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
August 12, 2018 - Written by qoriadmin

JigJiga-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Dalka Ethiopia Ayaa Maanta Masuul Cusub U Soo Magacowday Ismaamulka Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia, Waxaana La Sheegay In Wasiirkii Isgaadhsiinta Ee Dawladda Federalka Ethiopia Md. Axmed Shide Loo Doortay In Uu Noqdo Guddoomiyaha Xisbiga Dawlad Deegaanka Itoobiya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News