qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ugaaska Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Oo Luqad Adag Kula Hadlay Xildhibaan Naasir Cali Shire Iyo Madaxweyne Muuse Biixi, Kana Digey Daan-Daansiga Qaawan Ee Lagu Hayo Dadka Wax-Galka Ah Ee Beelaha Bariga Somaliland.
August 18, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ugaaska Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Ugaas Isaxaaq Jaamac Aadan (Istawuu) Oo Luqad Adag Kula Hadlay Xildhibaan Naasir Cali Shire Iyo Madaxweyne Muuse Biixi, Ugaaska Ayaa Sidoo Kale Digey Daan-Daansiga Iyo Gardarada Qaawan Ee Lagu Hayo Dadka Wax-Galka Ah Ee Ka Soo Jeeda Beelaha Bariga Somaliland, Waxa Kale Oo Uu Sheegay In Uu Dulqaadkii Dhammaaday Hadda Wixii Ka Dambeeyana Si Qaawan Loo Wada Hadli Doono.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News