qorilugudnews24.com
Tacsi: Haddii Aanu Nahay Hawl-Wadeenada Iyo Shaqaalaha Bahda Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24), Waxa Aanu Halkan Dhambaal Tasi Ah Uga Diraynaa Dhammaan, Xaaskii, Carruurtii, Ehelkii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Axmed Siciid Bootaan Oo Maanta Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi.
August 27, 2018 - Written by qoriadmin

Innaa Lillaahay Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Geeridu Waa Xaq.
Burco-(QorilugudNews24)-Haddii Aanu Nahay Hawl-Wadeenada Iyo Shaqaalaha Bahda Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24), Waxa Aanu Halkan Dhambaal Tasi Ah Uga Diraynaa Dhammaan, Xaaskii, Carruurtii, Ehelkii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Axmed Siciid Bootaan Oo Maanta Ku Geeriyoodey Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Ceerigaabo Iyo Burco, Waxaanuna Leenahay Illaahay Ha U Naxariisto Marxuumka, Qabrigana Ha U Nuuro, Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ha Ka Siiyo, Intii Shilkaas Wax Ku Noqotay Ama Ku Dhaawacantayna Illaahay Caafimaad Sareecana Oo Deg Deg Ah Ha Siiyo….Aamiin…Aamiin
By: Aar Jeberti.
QN24 WebNews Chief Editor

COMMENTS
Latest News