qorilugudnews24.com
Tacsi: Haddii Aanu Nahay Hawl-Wadeenada Iyo Shaqaalaha Bahda Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24), Waxa Aanu Halkan Dhambaal Tasi Ah Uga Diraynaa Dhammaan, Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Jaamac Xaashi Oo Maanta Ku Geeriyoodey Magaalada Burco
September 6, 2018 - Written by qoriadmin

Innaa Lillaahay Wa Innaa Ileyhi Raajicuun, Geeridu Waa Xaq.

Helsinki-(QorilugudNews24)-Haddii Aanu Nahay Hawl-Wadeenada Iyo Shaqaalaha Bahda Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24), Waxa Aanu Halkan Dhambaal Tasi Ah Uga Diraynaa Dhammaan, Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Jaamac Xaashi Oo Maanta Ku Geeriyoodey Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer, Waxaanuna Leenahay Illaahay Ha U Naxariisto Marxuumka, Qabrigana Ha U Nuuro, Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ha Ka Siiyo….Aamiin…Aamiin.
By: Aar Jeberti.
QN24 WebNews Chief Editor

COMMENTS
Latest News