qorilugudnews24.com
Diyaaradaha Dagaalka Ee F-35 Oo Markii Ugu Horeysey La Keenay Dalalka Khaliijka Carabta (Xogaha Dahsoon).
September 10, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hoggaamiyaha Batalyanka 5aad Ee Ciidanka Babadda Ee Dalka Maraykanka Ayaa Ku Dhawaaqay Axadii Maanta In Diyaaradaha Dagaalka Ee F-35 La Keenay Saldhigga Ciidanka Maraykanka Oo Ku Yaalla Dalka Baxreyn, Waana Markoodii Ugu Horeysey Ee Diyaaradaha F-35 La Keeno Gobolka Khaliijka Carabta, (Xogaha Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News