qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddida Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Iyo Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Beelahaasi Oo Iclaamiyey Shir-Weyne Guud, Goorta Iyo Goobta Lagu Qaban Doono.
September 10, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddida Guud Ee Beelaha Habar-Jeclo Iyo Qaar Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Beelahaasi Oo Maanta Shir-Jaraa’id Ku Qabtay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Iclaamiyey Shir-Weyne Guud Oo Ay Beelaha Habar-Jeclo Isugu Iman Doonaan, Goorta Iyo Goobta Lagu Qaban Doono.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News