qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Yubbe Ee Bariga Gobolka Sanaag Oo Cod Midaysan Iskaga Fogeeyey Warar Been Abuur Ahaa Oo Laga Faafiyey Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Deegaanka Yubbe.
September 11, 2018 - Written by qoriadmin

Yubbe-(QorilugudNews24)-Bulshada Ku Dhaqan Deegaanka Yubbe Ee Bariga Gobolka Sanaag Ayaa Cod Midaysan Iskaga Fogeeyey Warar Been Abuur Ahaa Oo Laga Faafiyey Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Ku Sugan Deegaanka Yubbe, Kuwaas Oo Sheegayey Qaar Ka Mid Ah Ciidanka Qaranka Ee Deegaankaasi Yubbe Ay U Goosteen Magaalada Qardho Ee Maamul-Goboleedka Majeerteeniya, Arrintaas Oo Ay Ku Tilmaameen Wax Lagu Qoslo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News